Madaxweynaha Jubbaland oo Guddoomiyay Shir arrimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Wasaarada amniga ayaa laga dhagaystay warbixin la xiriirta xaalada guud ee amniga iyo howlgalo ay hay’adaha amaanku wadeen maalmahii lasoo dhaafay kuwaas oo lagu soo qabtay dhagar qabayaal katirsan argagixisada kuwaas oo waday falal lid … Continue reading Madaxweynaha Jubbaland oo Guddoomiyay Shir arrimo kala duwan looga hadlay (Sawirro)